Al Shabaab oo sheegtay in saakay si dirqi ah uga bad baaday Yuusuf Dabageed

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah uu la socday gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed). Kolonyada uu la socday Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ka baxay magaalada Baladweyne waxa ayna kusii jeedeen degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay labo maleeshiyo … Continue reading Al Shabaab oo sheegtay in saakay si dirqi ah uga bad baaday Yuusuf Dabageed